12 May Maalinta Kalkaaliyayaasha Aduunka
22.05.2018

Munaasabada maalinta kalkaaliyayaasha aduunka ee 12-ka May ayaa lagu qabtay İsbitaalka. Maamulaha İsbitaalka Assoc. Prof.Dr. Mustafa Çörtuk ayaa ka sheegay munaasabada in “shaqada Kalkaaliyayaasha iyo umulisooyinka aysan kaliya ahayn in ey amarada dhaqaatiirta fuliyaan balse inaad caawisaan bukaanada iyo bukaan la joogaba wan ognahay. Shaqadiina waa mid adag, wan ogahay in sida dhaqtarnimada oo kale ay shaqadiinu adagtahay.waxaan munaasabadaaan ugu hambalyeynayaa dhamaan kalkaliyayaasha iyo umulisooyinka isbitaalka.

Waxaa maalintaan muhiimka ah darteed isbitaalka loogu qabtay munaasabada maalinta kalkaaliyayaasha oo ay kasoo qeyb galeen kalkaaliyayaasha Turkida iyo Kuwo Soomaalida.



  • 20180512_164433.jpg
  • 20180512_171503.jpg
  • 20180512_172026.jpg
  • 20180512_172808.jpg
  • 20180512_171545.jpg
  • 20180512_172337.jpg
  • 20180512_170025.jpg
  • 20180512_170048.jpg
  • 20180512_170957.jpg
  • 20180512_170959.jpg
  • 20180512_171001.jpg
  • 20180512_171308.jpg
  • 20180512_172649.jpg
  • 20180512_171922.jpg
  • VideoCapture_20180513-084604.jpg
  • 20180512_172817.jpg