Howlqabadyada Maalinta Nadaafada Gacmaha
23.05.2018

Hay’ada Caafimaadka Aduunka waxay xustaa maalinta Nadaafada Gacmaha Aduunka ilaa sanadkii 2005. İsbitaalkeena oo adeegsanaya halkudhigga “Gacmo Nadiif ah Nafta ayay badbaadiyaan”, si loo kordhiyo heerka aqoonta iyo wacyiga ee la xiriirta nadaafada gacmaha qaas ahaan shaqaalaha caafimaadka iyo in la gaarsiiyo heerka nadaafada gacmaha ee loo baahanyahay iyo kahortaga caabuqyada İsbitaalka ayuu isbitaalku tiigsanayaa.

Sidaas aawadeed guddiga xakameynta caabuqa oo adeegsanaya halkudhigga ” Gacmo Nadiif ah Nafta ayay badbaadiyaan” ayaa meesha bandhigga ugu sharaxay shaqaalaha caafimaadka faa’iidada  nadiifinta gacmaha, waraaqo macluumaad ku qoranyahay ayaa la qeybiyay.

  • 1.jpg
  • 2.jpg
  • 3.jpg
  • 4.jpg
  • IMG-20180509-WA0022.jpg
  • 5.jpg
  • 6.jpg
  • 7.jpg
  • 8.jpg
  • 9.jpg
  • 10.jpg
  • 11.jpg
  • 12.jpg
  • 13.jpg
  • 14.jpg
  • 15.jpg
  • 16.jpg
  • 17.jpg