Yoolka İsbitaalka
24.05.2018

misyon (1).jpg

Hagida kor uqaadista tayada nolosha shacabka Soomaaliyeed,mudnaan siinta qancinta bukaanka iyo bukaan la joogga, si joogto ah inuu isbitaalku isu horumariyo, niyad wanaag,waji furnaan,howlkarnimo, ku shaqeynta İsfahan kooxeed, shaqaale aaminsan ushaqeynta biniaadamka inay tahay sharaf,maamul hufan daacadna ku shaqeeya, xaqa dadkana xushmad uhaya, aamin ah, mabda'a anshax leh iyo inuu noqdo isbitaal ku dhisan qiyam.