Aragtida İsbitaalka
24.05.2018





İnaan raacno  tiknoolojiyada horumarsan iyo hababka caafimaad ee ugu dambeeyey, waxaan tiigsaneynaa inuu isbitaalku noqdo kan ugu fiican ee caafimaad bixiyo ee Qaaraada Afrika ku yaal, kan ugu horeeyo ee ladoor bido tixraacna laga dhigto,iyo inuu noqdo isbitaal lagu kalsoonyahay  lana ixtiraamo.