Booqashadii Maamulaha İsbitaalka ee Ciida
16.06.2018

Maamulaha Isbitaalka Soomaali Turki ee Tababarada iyo Cilmi baatista assoc. prof.Dr. Mustafa Çortuk, maamule ku xigeenka Dr.Ahmed Ibrahim Nageye, agaasimayaasha isbitaalka iyo ku xigeenadooda iyo shaqaalaha kale ee Soomaalida iyo turkida ayaa la qeybsaday farxada ciida bukaanada jiifa Isbitaalka iyo qoysaskooda. Booqashada waxaa looga danlahaa in niyada loogu dhiso bukaanada walaacsan ee xaaladaha adag ku jira iyo qoysaskooda. Booqashadan maalinta koowaad ee ciida waxay ku dhamaatay muuqaalo farxad iyo Rayrayn ah.

  • IMG-20180615-WA0185.jpg
  • IMG-20180615-WA0202.jpg
  • IMG-20180615-WA0197.jpg
  • IMG-20180615-WA0196.jpg
  • IMG-20180615-WA0200.jpg
  • IMG-20180615-WA0193.jpg
  • IMG-20180615-WA0161.jpg
  • IMG-20180615-WA0178.jpg
  • IMG-20180615-WA0157.jpg
  • IMG-20180615-WA0180.jpg
  • IMG-20180615-WA0169.jpg
  • IMG-20180615-WA0165.jpg
  • IMG-20180615-WA0115.jpg
  • IMG-20180615-WA0112.jpg
  • IMG-20180615-WA0153.jpg
  • IMG-20180615-WA0151.jpg
  • IMG-20180615-WA0147.jpg
  • IMG-20180615-WA0139.jpg
  • IMG-20180615-WA0140.jpg
  • IMG-20180615-WA0128.jpg
  • IMG-20180615-WA0109.jpg
  • IMG-20180615-WA0106.jpg
  • IMG-20180615-WA0121.jpg
  • IMG-20180615-WA0103.jpg