Booqashadii Ciida ee Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo
18.06.2018

Waxaa maalinta koowaad ee ciida isbitaalka nagu soo booqday madaxweynaha Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa muujiyay inuu ku qanacsanyahay shaqada ay hayaan maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka.



  • Cumhurbaşkanı ziyaret 2.jpg
  • Somali cumhurbaşkanı.jpg
  • Cumhurbaşkanı ziyaret makam.jpg
  • 20180615_123221.jpg
  • IMG-20180615-WA0042.jpg
  • Cumhurbaşkanı toplu.jpg
  • Cumhurbaşkanı ziyaret 1.jpg