5 mashiin oo kilyaha lagu sifeeyo ayaa lagu soo kordhiyay İsbitaalka
14.08.2018

waxaan bilownay isticmaalka 5 mashiin cusub oo kilyaha lagu sifeeyo. Waxaan goorwalba utaaganahay inaan kordhino baahida caafimaad loo qabo ee bulshada soomaaliyeed. Guud ahaan hadda waxaa yaala isbitaalka ilaa 35 mashiin oo kilyaha lagu sifeeyo.





  • DİYALİZ (1).jpg
  • DİYALİZ (2).jpg