Adeegyada Interventional Radiolojiga oo sii sayaadaayo.
05.12.2018

Wuxuu isbitaalka Soomaali Turki Recep Tayyıp Erdoğan ee Cilmibaarista iyo Tababarada uu afar bil ka hor bilaabay adeegyada Interventional Radioloji oo wali si fiican usocdo.

Adeegaan wuxuu sahlaa baaris iyo daaweyn xanuun la’aan ah, qaliin la’aan, iyo bukaanka oo noloshiisa caadiga ah si dhaqsi ah ugu laabta, 3 dii bil ee u danbeysay waxaa lagu daawayay 70 bukaan.



  • WhatsApp Image 2018-12-05 at 17.06.10.jpeg
  • WhatsApp Image 2018-12-05 at 17.06.12.jpeg
  • WhatsApp Image 2018-12-05 at 17.06.15.jpeg