2019 - İMTAXAANKA GELİDDA TAKHASUSIGA CAAFİMAADKA
13.12.2018

İmtaxaanka  Gelidda Takhasusıga Caafimaadka waxaa lagu qaban doonaa dugsi culuumta caafimaadka ee ku dhexyaalo isbitaalka taariikhdu markay tahay 17.01.2019 sideed saac 14:00.kaqeybgalayaasha waxaa lagu wargalinayaa inay iska diiwaangeliyaan qeybta maamulka isbitaalka taariikhaha udhaxeeya 15-30 diseembar 2018.ku guuleystayaasha ayadoo loo eegaayo siday ukala sareeyaan iyo siday ugu haboonyihiin shuruudaha ayuu maamulku heshiis shaqo ula saxiixan doonaa kuna shaqaaleysiin doonaa.

MLE2019-APPLİCATİON GUİDE.docx