Waxaa isbitaalka si guul leh loogu sameeyay 24 qaliinka caruurta ah labadii bil lasoo dhaafay.
03.02.2019

Waxaa si habsami leh isbitaalka Muqdisho Somali Turkey Recep Tayyıp ERDOĞAN ee Tababarada iyo Cilmibaarista uga socda qaliinka caruurta.waxaa labadii bil ee udanbeesay lagu guuleystay qaliinka 24 caruur ah, isbitaalku waa xarunta kaliya ee lagu sameeyo Qaliinka caruurta. 24 ta kiis waxay ahaayeen kiisaas dhif ah aadna u adag waxaana lagu guuleeystay qaliimadooda oo ay sameyeen dhaqtarka qaliinka caruurta Op. Dr.Yeliz Yılmaz, iyo dhaqaatiirta suuxiyayaasha ah iyo sidoo kale dhaqaatiirta caruurta.

Qaliimadii lasameeyay labada bil xoos ayay ku xusan yihiin.

  1. A sacrococcygeal tumor
  2. Eight anal atresia(Colostomy to seven babies, anoplasty applied to one)
  3. Five pyloric stenosis
  4. Four esophageal atresia
  5.  One bladder extrophy
  6. A duodenal atresia
  7. A diaphragmatic hernia
  8. Two umbilical cord hernia
  9. A cloacal extrophia(patient with a very rare anomaly)
  • 1.png
  • 40045,5d97885a-4008-40d4-9ae8-96e3c16cdfd2jpg.png
  • 40046,eb940d78-fe0d-427e-b0b6-f08dff564059jpg.png
  • 40047,47a242f7-75cf-4ea3-a136-da1be7357812jpg.png