2019 - KA QEYB GALAYAASHA İMTAXAANKA İYO LİİSKA FASALADA
13.01.2019

Liiska fasalada iyo ka qeybgalayaasha imtaxaanka gelidda takhasusıga caafimaadka ee 2019 waxaad ka heli kartaa lifaaqa hoose.

  • Ka qeybgalayaasha imtaxaanka waa inay xaadir ku ahaadaan goobta imtaxaanka ugu yaraan 1 saac kahor imtaxaanka.
  • Ka qeyb galayaasha waxay fasalada geli  doonaan inta udhaxaysa 13:00-13:45.
  • Ka qeyb galayayaasha looma ogolaan doono inay fasalada galaan wixii ka danbeeyo 13:45.
  • Sidoo kale ka qeyb galayaashu waa inay la yimaadaan documents ka imtaxaanka.

                                                                                                                                             TUS 2019 CLASS LISTS.pdf