2019 -NATİİJADA İMTAXAANKA GELİDDA TAKHASUSIGA CAAFİMAADKA
23.01.2019

Natiijada Imtaxaanka Gelidda Takhasusiga Caafimaadka ee lagu qabtay Jaamacadda culuumta caafimaadka ee kudhex taala isbitaalka Muqdisho Somali Turki Recep Tayyıp Erdoğan ee  Tababarada iyo Cilmi baarista taariikhdu markay ahayd 17.01.2019 ayaa lagu dhawaaaqay,liiska natiijada imtaxaanka linkiga hoose ayaa lagu baahiyay.

Waxaa musharixiinta loogu dhawaaqay aydoo loo eegaayo natiijada 10 musharixiin guuleystay iyo 5 keyd ah.

Musharixiinta aan ku qancin natiijada waa inay codsi usoo gudbiyaan maamulka isbitaalka ilaa 02.02.2019 saacadda 14:00.

Jadwalka qaadashada  musharixiinta  guuleystay ayaa lagu daabici doonaa boggayaga internetka waqtiyada  soo socda.



EXAM RESULTS.pdf