Doorashada Wakiilka Dhaqaatiirta Diyaarineysa Takhasuska
13.03.2019

Waxaa isbitaalka lagu qabtay doorasho wakiilka dhaqaatiirta Diyaarineysa Takhasuska (Resident doctors) waxayna ahayd qaab codeyn ah taariikhdu markay ahayd 05.03.2019 waxaana kasoo qeybgalay Maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr.İsmayil YILMAZ iyo 67 dhaqtar .

Natiijada kadib doorashada waxaa ku guuleystay dhaqaatiirta hoos ku xusan.

Wakiilka: Asist. Dr.Mohamed Mukhtar Qasim

Wakiil ku xigeenka: Asist. Dr.Abdirizak Abukar Ali

Doorashada kadib maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr.İsmayil YILMAZ wuxuu uhambalyeeyay dhaqaatiir diyaarineysa takhasuska, wuxuuna Ku guuleystayaasha u rajeeyay guul.




  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.32.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.26.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.31.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.52.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.54.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-07 at 10.58.55.jpeg