23 Dhaqaatiir diyaarineyso Takhasuska ayaa loo qaatay ısbitaalka
26.03.2019

Ayadoo la eegaayo natiijada imtaxaanka Gelida Takhasusiga Caafimaadka ee lagu qabtay isbitaalka taariikhdu markay ahayd 17 Janaayo 2019,ugu horeytii waxaa la qaatay 10 dhaqtar,waxaa lagu siyaadiyay 13 dhaqtar. Diiwaan gelinta hore ee dhaqaatiirta waa la dhameystiray.Dhaqaatiirta waxaa uga bilaabatay Jaamacada culuumta caafimaadka  casharada luuqada Turkiga oo uu bare ka yahay macalin Furkan GÜLEÇ.



  • 20190319_140032.jpg
  • 20190319_140036.jpg
  • 20190319_140040.jpg
  • 20190319_140044.jpg
  • 20190319_140359.jpg
  • 20190319_141251.jpg
  • Adsız.jpg