Barashada luuqada Turkiga ayaa ubilaabatay dhaqaatiirta diyaarineysa Takhasuska ee Ka howlgala isbitaalka
26.03.2019

Imtaxaan lagu qiimeeynaayo heerka luuqada turkiga  dhaqaatiirta diyaarineyso Takhasuska ee ka shaqeeya isbitaalka ayaa la qabtay. Si loo hormariyo heerka luuqada ee dhaqaatiirta heerkoodu yahay A1,A2 ayaa waxaa Macalinka ka howlgala jaamacada Culuumta caafimaadka laguna magacaabo Furkan GÜLEÇ wuxuu u bilaabay dhaqaatiirta barista luuqada Turkiga. 



  • WhatsApp Image 2019-03-25 at 16.27.03 (2).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-25 at 16.29.48.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-25 at 16.29.49 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-25 at 16.29.49.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-03-25 at 16.29.50.jpeg