Shaqaalaha Isbitaalka ayaa bilaabay barashada farshaxanka Ebru
15.04.2019

Shaqaalaha ka shaqeeya Jaamacada culuumta caafimaadka iyo Shaqaalaha İsbitaalka Tababarada iyo Cilmi Baarista Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho Soomaaliya-Turkiga ayaa waxay bilaabeen inay kabartan farshaxanka dhaqanka Turkiga iyo İslaamiga ah ee Ebru Ögr.Gör.Ali KARAKOÇ. Farshaxanka Ebru waa farshaxan biyaha korkooda rinji lagu sawiro kadibna loo wareejiyo warqad shaqaalaha caafimaadka waxay muujiyeen inay aad udaneynayaan. Farshaxanada la sameeyo waxaa lasoo bandhigi doonaa dhamaadka koorsada. 





  • IMG_20190406_212827.jpeg
  • IMG_20190406_212926.jpeg
  • IMG_20190410_220228.jpeg
  • IMG-20190406-WA0040.jpeg
  • IMG-20190411-WA0005.jpeg
  • IMG-20190411-WA0007.jpeg
  • IMG-20190411-WA0008.jpeg
  • IMG-20190411-WA0010.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 21.58.52.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 22.01.54.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 22.01.55.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 22.03.49.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 22.03.50.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 22.04.14.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-13 at 23.38.54.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-15 at 08.06.14.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-15 at 14.44.24.jpeg