Kasim Shuaib Hassan oo loo magacaabay Ku xigeenka madaxa adeegyada caafimaadka
20.04.2019

Waxaa booska ku xigeenka madaxa adeegyada caafimaadka ee isbitaalka  loo magacaabay mudane Kasim Shuaib Hassan. Maalintii uu shaqada bilaabay  isaga iyo Madaxa Adeegyada caafimaadka Hulya ÖZMEN waxay la kulmeen dhammaan kalkaaliyayaasha Turkida iyo Soomaalidaba, waxayna kawada hadleen qaabka howlaha horyaala  loo dardar galin lahaa.


  • 20190418_084857.jpeg
  • 20190418_084924.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-20 at 11.36.59 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-20 at 11.36.59.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-20 at 11.37.00 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-20 at 11.37.00.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-20 at 11.37.01.jpeg