Munaasabadaha Maalmaha Umulisooyinka,Kalyaaliyayaasha iyo Hooyooyinka oo isbitaalka lagu qabtay
14.05.2019

Waxaa isku soo aday munaasabadaha  Asbuuca Umulisooyinka, Maalinta Kalkaaliyayaasha iyo Maalinta Hooyooyinka  waxaana loo qabtay hal xaflad.barnaamijka waxaa kasoo qeyb galay maamulka isbitaalka iyo dhamaan shaqaalaha Caafimaadka ee Soomaalida iyo Turkida waxaana lagu furay astaamaha qaranka ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Xaflada waxaa hadalo munaasabada la xiriira ka jeediyay Maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr.İsmayil YILMAZ,madaxa dhaqaatiirta Dr.Seyfi KARTAL iyo madaxa adeegyada caafimaadka Hülya ÖZMEN. Intaas kadib waxaa xaflada laga soo jeediyay muuqaal ay soo diyaariyeen kalkaaliyayaasha Soomaalida iyo Turkida. Waxaa lagu soo gabagabeeyay  toorto jarid iyo macmacaan.



  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.48.55 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.48.55.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.48.56.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.48.58.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.00 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.00.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.01 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.01.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.02 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-14 at 09.49.02.jpeg