Dabaaldegga Maalinta dhalinyarada iyo Sportiga Turkiga 19'ka May
23.05.2019

Waxaa isbitaalka Tababarada iyo Cilmi Baarista Recep Tayyip Erdoğan Muqdisho Soomaaliya Turkiga lagu qabtay bandhigyo loogu dabaaldagaayo 19 May oo ah Maalinta dhalinyarada iyo Sportiga Turkiga. Baandhigyada 19’ka May oo ka dhacayay garoonka kubadda cagta ee isbitaalka ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhamaan shaqaalaha Soomaalida iyo Turkida waxaana kalmad furitaan ah ku furay barnaamijka Maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr.İsmayil YILMAZ. İntaas kadib waxaa si wadajir ah dhamaan shaqaalaha ay fureen calanka Turkiga waxayna sameeyeen muuqaal qurux badan.intii lagu guda jiray xaflada waxaa la sameeyay tartan xarig jiid ah,tartanka jawaanka,tartan qaadada iyo ukunta,tartan indhahoo xiran lajabinaayo aashuun, iyo bandhiga ciyaar dhaqameedka Zeybek waxaa xigay in ku guuleystayaasha tartanka Miiska teeniska in la gudoonsiiyo hadyado.waxaa dabaaldega maalinta Dhalinyarada iyo Sportiska Turkiga ee 19’ka May lagu soo gabagabeeyay barnaamijka hadyad bixinta kadibna waxaa la qeybiyay macmacaano. 



  • WhatsApp Image 2019-05-19 at 23.49.34.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.10.57.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.01 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.01.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.02 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.02.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.03 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.03.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.04 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.04.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.05 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.05.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.06.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.07 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.07 (2).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-05-20 at 17.11.07.jpeg