Afurka walaaltinimada Soomaalida iyo Turkida
28.05.2019

Waxaa ayadoo laga faaideysanaayo munaasabada bisha barakeysan ee ramadaanka lagu qabtay Isbitaalka Tababarada iyo Cilmi Baarista Recep Tayyıp Erdoğan ee Muqdisho Soomaaliya-Turkiga afur wadareed ay kasoo qeyb galeen bulsho fara badan. Ayadoo la xoojinaayo dareenka walaalnimo ee labada wadan sidoo kalena laga faaideysanaayo barakada bisha Ramadaan  ayaa waxaa lasoo agaasimay barnaamij afur wadareed ah oo ay kasoo qeyb galeen shaqaalaha Soomaalida, Turkida iyo bukaan lajoogyada ku dhawaad 500 oo qof ayaa ksoo qeyb gashay. Si wadajir ah ayaa maqalka aadaanka loogu wada afuray.wuxuu maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr.İsmayil YILMAZ  u rajeeyay in fadliga bisha ramadaan awgeed in ilaahay nawaafajiyo Cafiskeeda,danbi dhaafkeeda iyo in ilaahay inooga xoreeyo naarta iyo sidoo kale in wadajirkeena ilahay ku xoojiyo walaaltinimadeenana ilahay daaimo. 



  • 1 (2).jpg
  • 1 (3).jpg
  • 1 (5).jpg
  • IMG_20190526_174859.jpg
  • IMG_20190526_175939.jpg
  • IMG_20190526_180015.jpg
  • IMG_20190526_180145.jpg
  • IMG_20190526_180202.jpg
  • IMG_20190526_180408-1.jpg
  • IMG_20190526_180501.jpg
  • IMG_20190526_180612.jpg
  • IMG_20190526_180634.jpg
  • IMG_20190526_180732.jpg
  • IMG_20190526_180752.jpg
  • IMG_20190526_181024.jpg
  • IMG_20190526_181025-1.jpg
  • IMG_20190526_181146.jpeg
  • IMG_20190526_181247.jpg
  • IMG_20190526_181254.jpg
  • IMG_20190526_181257.jpg
  • IMG_20190526_181337.jpg
  • IMG_20190526_181445.jpg
  • IMG_20190526_181513.jpg
  • IMG_20190526_181550.jpg
  • IMG_20190526_181705.jpg
  • IMG_20190526_182102.jpg