Qoysas soomaaliyeed oo tabaaleysnaa ayaa loo qeybiyay deeqda bisha Ramadaan.
28.05.2019

Isbitaalka tababarada iyo Cilmi Baarista Recep Tayyıp Erdoğan ee Muqdisho Soomaaliya-Turkiga ma uusan iloobin qoysaska tabaaleysan ee bisha Ramadaan. Maamulka isbitaalku wuxuu caawin ufidiyay boqolaal qoysas Soomaaliyeed. Waxaa gargaarka bisha Ramadaan loo qeybiyay qoysas kaamamka ku nool oo gaaraayo ilaa 1050 qoys iyo dhamaan shaqaalaha isbitaalka oo ah 650 shaqaale wadarta guud ee gargaarka bisha Ramadaan loo fidiyay waa 1700 qoys. Gargaarka oo lagu qeybinaayay barxada isbitaalka ayaa wuxuu  maamulaha isbitaalka Assoc.prof.Dr.İsmayil YILMAZ ku bilaabay bisinka wuxuuna  lawadaagay walaalaha Soomaaliyeed salaan uu uga siday Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya mudane  Mehmet YILMAZ. Wuxuu kaloo maamuluhu rajeeyay in barnaamijka Masuuliyada bulshada dartiisa in uu Allah wadada qeyrka inooga dhigo.


  • IMG_20190523_140007.jpg
  • IMG_20190523_140739.jpg
  • IMG_20190523_140843.jpg
  • IMG_20190523_141018.jpg
  • IMG_20190523_141021.jpg
  • IMG_20190523_141839.jpg
  • IMG_20190523_142053.jpg
  • IMG-20190523-WA0024.jpg
  • IMG-20190523-WA0056.jpg
  • IMG-20190523-WA0057.jpg
  • IMG-20190523-WA0058.jpg
  • IMG-20190523-WA0059.jpg
  • IMG-20190523-WA0067.jpg
  • IMG-20190523-WA0070.jpg
  • IMG-20190523-WA0078.jpg
  • IMG-20190523-WA0081.jpg