Booqashadii Maamulaha İsbitaalka ee Wasaarada Caafimaadka
09.09.2019

Maamulaha isbitaalka Op. Dr. M. Ali BEKİR ayaa casuumaad uu kahelay Wasiirada Caafimaadka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar ku booqday Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.
İntii lagu gudo jiray booqashada waxaa laga wada hadlay xiriirka labada dhinac, mowduucyo badan ayaa la isweydaarsaday.


  • IMG-20190903-WA0008.jpg
  • IMG-20190903-WA0007.jpg
  • IMG-20190903-WA0009.jpg