2019 IMTAXAANKA GELIDDA TAKHASUSIGA CAAFIMAADKA
14.10.2019


Imtaxaanka  Gelidda Takhasusıga Caafimaadka waxaa lagu qaban doonaa dugsi culuumta caafimaadka ee ku dhexyaalo isbitaalka taariikhdu markay tahay 12.12.2019 sideed saac 14:00. Kaqeybgalayaasha waxaa lagu wargalinayaa inay iska diiwaangeliyaan qeybta maamulka isbitaalka taariikhaha udhaxeeya 01-15 November 2019. Ku guuleystayaasha ayadoo loo eegaayo siday ukala sareeyaan iyo siday ugu haboonyihiin shuruudaha ayuu maamulku heshiis shaqo ula saxiixan doonaa kuna shaqaaleysiin doonaa.


  TUSDEC2019İNGPDF.pdf