Liiska Kama Danbeysta ah Ee Imtaxaanka Gelida Takhasuska Caafimaadka
24.12.2019

Kadib markuu dhamaaday waqtigii loogu talagalay dadka aan ku qancin natiijadooda waxaa linkiga hoose lagu daabacay Natiijada kama danbeysta ah ee Imtaxaanka GeliddaTakhasusiga Caafimaadka ee lagu qabtay Jaamacadda culuumta caafimaadka ee ku dhextaala isbitaalka Muqdisho Somali Turki Recep Tayyıp Erdoğan ee Tababarada iyo Cilmibaarista taariikhdu markay ahayd 12.12.2019.

                                                                                                          TUS EXAM RESULTS LAST.pdf