Imtixaanka Gelidda Takhasuska liiska Doorashada Qeybaha
06.01.2020

Ayadoo la eegaayo natiijada Imtaxaanka Gelidda Takhasusiga Caafimaadka ee lagu qabtay isbitaalka 12.12.2019, waxaa la casuumay 21 qof ee ugu sareysa imtaxaanka kana saramareen 40’ka dhibcood. 05.01.2020 taariikhdu markay ahayd  Maamulka isbitaalka, Qeybta waxbarashada iyo Guddiga Imtaxaanaadka hortooda waxay ku doorteen qeybaha ay takhasuska ka diyaarindoonaan ayadoo loo eegaayo sida ey ukala dhibco sareeyeen.

Sida ay ukala doorteen qeybaha lifaaqa hoose ka eeg.


Tercih Listesi.pdf





  • IMG_0396.jpg
  • IMG_8611.JPG
  • IMG_0387.jpg