Qallinkii u horeeyay ee Wadnaha lagu rakibo Pacemaker (Beteri)
16.01.2020

Waxaa markii ugu horeysay Wadankeena laga fuliyay Qaliin dhanka Wadnaha Oo loo sameeyay Bukaan Soo booqday Isbitalka Recep Tayyip Erdoğan Bukaanka Wuxuu ka cabanayay Wareer Iyo in uu istaaga ka dhaco, Dhakhaatiirta Wadnaha ee Isbitalka ayaa ogaaday In uu leeyahay (AV BLOCK) una baahanyahy in lagu rakibo qalabkaan loo yaqaano (Pacemaker oo ah Battery kor u soo kiciyo garaac Wadnaha) si dag dag ah ayaa loogu galiyay Qalabkaa Alhamdulailah Hal Maalin ka dib isagoo Caafimad Qabo Ayuu Isbitalka ka baxay.

Waxaa Mahad gaar ah iska leh Maamulka Isbitalka iyo dhakhaatiirta Qeybta Wadnaha ee Isbitalka oo howsha ku guuleystay.



  • IMG_8600.JPG
  • Pace.jpg
  • IMG_8597.JPG