Madaxa Jaamacadda SBU ayaa booqday İsbitaalkeena
18.12.2023

Guddoomiyaha Jaamacadda Culuumta Caafimaadka, Prof. Dr. Kemalettin CAYDIN waxa uu booqday İsbitaalkeena oo ku yaala magaalada Muqdisho, halkaas oo uu u yimid xafladda furitaanka tacliinta. Isagoo warbixin ku saabsan isbitaalka ka guddoomay maamulaha isbitaalka, Mudaneha waxa uu booqday bukaannada ku jira qeybaha isbitaalka, isagoo xarigga ka jaray qeybaha cusub ee isbitaalkeena.
IMG_0208.JPGIMG_0574.JPGIMG_0457.JPGIMG_0212.JPGIMG_0579.JPGIMG_0589.JPGIMG_0195.JPGIMG_0187.JPGIMG_0268.JPGIMG_0282.JPGIMG_0343.JPGIMG_0437.JPGIMG_0369.JPGIMG_0466.JPGIMG_0485.JPGIMG_0505.JPGIMG_0498.JPGIMG_0518.JPGIMG_0526.JPG