Tababar lagu baranaayo xirfadaha kala duwan ee gargaarka deg-degga ah.
Isbitaalka Recep Teyyip Erdoğan oo kaashanaaya Hay'adda Bisha Cas Turkiye iyo Jamaacadda Cilmiga Caafimaadka ayaa ku dhawaad 300 oo shaqaale katirsan Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ufuray Tababar lagu baranaayo xirfadaha kala duwan ee gargaarka deg-degga ah.
Maamulka isbitaalka oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay shacabka Soomaaliyeed ka taageeraan wax kasta oo ku saabsan caafimaadka.
+