Baaris Caafimaad ayaa loo sameeyay Qaxootiga ku nool Kaamka Sayidka ee Muqdisho.
31.05.2018

İsbitaalkeena ayaa agaasimay baaris caafimaad oo loo sameeyay qaxootiga ku nool kaamka Sayidka ee Muqdisho. Baarista waxaa ka qeyb qaatay 1 dhaqtarka caruurta (Turki), 1 dhaqtarka Cudurada faafa (Turki), 1 dhaqtar caawiye cudurada guud (Soomaali), 2 kalkaaliye Turki ah 3 kalkaaliye Soomaali ah, iyo 1 tarjumaan, 122 bukaan ayaa isla goobta baaris loogu sameeyay, daweyn ayaa loo habeeyay daawooyina waa la siiyay. Todobo kamid ah bukaanka ayaa loo soo qaaday qeybta xaalada Deg Degga ah ee isbitaalkeena waa la daaweeyay 2 kamid ah ayaa la jiifiyay isbitaalk 5 ta kale bixid ayaa loo qoray. 8 bukaan oo aan xaalad degdeg ah ku jirin ayaa lagu casuumay isbitaalka. Bukaamadii la daweeyay waxaa loo qeybiyay caanaha budada ah.

 

  • IMG-20180528-WA0013.jpg
  • IMG-20180528-WA0012.jpg
  • IMG-20180528-WA0011.jpg
  • IMG-20180528-WA0030.jpg
  • IMG-20180528-WA0029.jpg
  • IMG-20180528-WA0028.jpg
  • IMG-20180528-WA0027.jpg
  • IMG-20180528-WA0026.jpg
  • IMG-20180528-WA0025.jpg
  • IMG-20180528-WA0024.jpg
  • IMG-20180528-WA0023.jpg
  • IMG-20180528-WA0022.jpg
  • IMG-20180528-WA0014.jpg
  • IMG-20180528-WA0021.jpg
  • IMG-20180528-WA0020.jpg
  • IMG-20180528-WA0018.jpg
  • IMG-20180528-WA0019.jpg
  • IMG-20180528-WA0017.jpg
  • IMG-20180528-WA0016.jpg
  • IMG-20180528-WA0015.jpg
  • IMG-20180528-WA0009.jpg
  • IMG-20180528-WA0010.jpg