Waxaa isbitaalkeena lagu qabtay koorso la xiriirta “Bangiga Dhiiga iyo dhiig ku shubista” intii udhaxeysay taariikhaha 12.05.2018-07.06.2018, ka qeybgalaayaashii koorsada waxaa shahaadooyinkooda gudoonsiiyay Maamulaha İsbitaalka Assoc.Prof.Dr.Mustafa ÇÖRTÜK.