
Ali Harun AIROW
Deputy Administrative and Financial Affairs Manager
Juun 1986’dii wuxuu ku dhashay magaalada muqdishu. Waxbarashadii dugsiga hoose-dhexe iyo sare wuxuu ku qaatay magaalada muqdisho. wuxuu waxbarshada heerka 1’aad ee jaamcadda ku qaaty jaamacadda Muqdisho kulliyadda culuumta dhaqaalaha iyo maamulkiyo maareynta sanadaha 2009-2013’kii. 2014’kii wuxuu waxbarasho heer sare u aday dalka dibaddiisa gaar ahaan wadanka Turkiga. 2016’kii wuxuu ka shaqo bilaabay İsbitaalka wuxuuna kasoo shaqeeyay qeybo kala duwan ee isbitaalka. April 2018 wuxuu noqday ku xigeenka madaxa maamulka iyo maaliyadda ilaa hadda.