Maalmaha Caafimaadka Soomaali-Turki
06.06.2018

Si loo caawiyo horumarka iyo laqabsiga nolosha akademiga ee asistanada tababarka ku qaata İsbitaalka Soomaali-Turki Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho waxaa la agaasimi doonaa shir loo bixiyay ” Maalmaha Caafimaadka Soomaali-Turki” oo lagu soo jeedin doono boorar. Shirku wuxuu dhici doonaa 19.07.2018.

Sharciga diyaarinta boorarka hoos ayaa lagu qeexay.

Koobida boorka waan in cinwaankan lagu soo diraa digfeerhospital@gmail.com 12.july 2018 saacada 12:00.

Dhamaan ka qeyb galayaasha waxaan u rajeyneynaa guul.

SOOMAALİ -TURKİ SHARCİGA DİYAARİNTA BOORKA MAALİNTA CAAFİMAADKA