Ladagaalanka Arag la'aanta Afrika
02.04.2019

Ayadoo laga faaideysanayo ololaha ka dhanka ah arag la’aanta Afrika ayaa waxaa 1 April qaliin lacag la’aan ah loo sameeyay 9 bukaan , daawooyin ayaa la siiyay waxayna ku laabteen kaamkooda oo 30 km masaafo ah jiro. Kooxda  kontolooka indho fiiqista ee uu aasaasay maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr. İsmayil YILMAZ  dartood bukaanada kaamamka ku nool ayaa loo soo diraa isbitaalka. Ayadoo laga faaideysanaayo ololahaan ayaa cunug 3 bil jir ah laguna magacaabo Camir Abdifitah Ahmed  oo labada indhood aan wax ka arkin ayaa qaliin lagu guuleystay  waxaa ku sameey Op. Dr.Selim GENÇ wuxuuna bilaabay inuu wax arko.




  • WhatsApp Image 2019-04-02 at 08.55.47 (1).jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-02 at 08.55.47.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-02 at 08.56.11.jpeg
  • WhatsApp Image 2019-04-02 at 08.56.33.jpeg