NATİİJADA İMTAXAANKA KALKAALİYAYAASHA
07.09.2019

Liiska Natiijada imtixaanka kalkaaliyayaasha caafimaad ee lagu qabtay Jaamacadda culuumta caafimaadka ee kudhex taala isbitaalka  Tababarada iyo Cilmi baarista Recep Tayyıp Erdoğan ee Muqdisho Somali Turkiga  taariikhdu markay ahayd 05.09.2019  linkiga hoose ka aqriso.

F.G. Ciddii aan ku qancin natiijada waa inay warqad cabasho ah usoo gudbiyaan maamulka isbitaalka gaar ahaan Xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ilaa 10.09.2019 saacadda 16:00 galabnimo.


NATİİJADA İMTAXAANKA KALKAALİYAYAASHA 2019 .xlsx