NATIIJADA IMTAXAANKA GELIDA TAKHASUSKA CAAFIMAADKA
23.12.2019

Natiijada Imtaxaanka GeliddaTakhasusiga Caafimaadka ee lagu qabtay Jaamacadda culuumta caafimaadka ee ku dhextaala isbitaalka Muqdisho Somali Turki Recep Tayyıp Erdoğan ee Tababarada iyo Cilmibaarista taariikhdu markay ahayd 12.12.2019 ayaa lagu dhawaaaqay,liiska natiijada imtaxaanka linkiga hoose ayaa lagu baahiyay.

Musharixiinta aan kuqancin natiijada waa inay codsi usoo gudbiyaan maamulka isbitaalka ilaa 24.12.2019 saacadda 16:30.

Jadwalka qaadashada musharixiinta guuleystay ayaa lagu daabici doonaa boggayaga internetka waqtiyada soo socda.


                                      TUS EXAM RESULTS.pdf                                                                     SINAV TUTANAĞI.pdf