Mudane Ibrahim Mete YAĞLI, oo loo magacaabay safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa nagu soo booqday isbitaalka. Maamulka İsbitaalkeena ayaa soo dhaweeyay Safiirka sharafta leh, waxayna warbixin ka bixiyeen Isbitaalka. Ka dib, maamulka isbitaalka ayaa safiirka tusiyay qeebaha İsbitaalka.