BARNAAMIJKA TABABARKA SHAHAADADA KALKAALIYAASHA XAALADDA DEGDEGGA AH AYAA LAGU QABTAY ISBİTAALKEENA
13.12.2023

Barnaamijka shahaadada kalkaaliyaasha ee Xaaladda Degdegga ah, oo ay soo abaabushay markii ugu horreysay Maamulaha Adeegyada Daryeelka Caafimaadka Erengül ÇAKICI, ayaa lagu qabtay İsbitaalkeena.

Tababarkan oo socday muddo hal bil ah ayaa markii uu dhamaaday waxey xaq u yeesheen in shahaado la siiyo kalkaaliyaashii ku guulaystey imtixaanka.

Iyadoo ay ka soo qeyb galeen maamulka isbitaalka ayaa shahaadooyin la guddoonsiiyay kalkaaliyaashii xaqa u lahaa in ay qaataan shahaadada.

IMG_2176.JPGIMG_2181.JPGIMG_2138.JPGIMG_2202.JPGIMG_2137.JPGIMG_2134.JPGIMG_2126.JPGIMG_2118.JPGIMG_2157.JPGIMG_2163.JPGIMG_2161.JPGIMG_2148.JPGIMG_2139.JPGIMG_2130.JPGIMG_2142.JPGIMG_2146.JPGIMG_2117.JPG