QAYBINTA XİRMADA GARGAARKA EE DHALLAANKA BİSHA CAS
14.12.2023

Shaqaalaha Bisha Cas ayaa la kulmay Maamulaha İsbitaalka si ay usoo boqdan ubadka ku jira isbitaalka qaybta dhallaanka. Kooxda Bisha Cas iyo Maamulaha Isbitaalka Assoc Prof. Dr. Mevlüt Karataş, Maamulaha Adeegyada Daryeelka Caafimaadka Isbitaalka Mevlüt Yuvanç iyo kooxda shaqada ee la socota ayaa u qeybiyay xirmooyin gargaar ah dhallaanka sariirta jiifa. Haddaanu nahay Maamulka İsbitaalka, waxaanu u rajaynaynaa dhammaan bukaannadeena bukaan-jiifka inay si dhakhso ah u bogsadaan.

382789615_363781692646089_8933719414427208973_n.jpg382790081_363781732646085_5982639825388991720_n.jpg382789955_363781942646064_4561155385479653117_n.jpg382802855_363781719312753_4151037637185445496_n.jpg382804385_363782012646057_3797171084411461914_n.jpg382748247_363781695979422_3025530595818672670_n.jpg382781966_363781989312726_76289718305893666_n.jpg382784344_363782095979382_7625609132715731469_n.jpg382802811_363781765979415_5432802905362575710_n.jpg382802626_363781739312751_1727927668159134357_n (1).jpg