Munaasibadan wacyigalinta ah ee lagu qabtay İsbitaalkeena waxa ka soo qayb galay maamulaha İsbitaalka Assoc. Prof. Dr. Mevlüt KARATAŞ.
"Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha," oo sannad walba la qabto Oktoobar, waxay ujeeddadeedu tahay in kor loo qaado baaritaanka iyo ka hortagga cudurka. Mawduuca "Pink Ribbon" waxa loo adeegsadaa wacyi-gelinta iyo dhacdooyinka wacyi-gelinta ee lagu qabto adduunka oo dhan bisha Oktoobar.
Munaasabadan oo lagu bixinayay tababar ku saabsan kansarka naasaha, ayaa waxaa sidoo kale lagu qeybiyay buugaag wacyo gelin ah oo lagu diyaariyay afka Soomaaliga.