WAXAA LA XUSAY SANAD GUURADII 10-AAD EE AASAASKEENA
17.12.2023

          İsbitaalkeena oo si rasmi ah loo furay iyadoo lagu sharfay madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan, ayaa u dabaaldegay sannad-guuradii 10-aad ee ka soo wareegtay aas aaska isbitaalka. Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan, Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale, Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho Ibraahim Mete Yağlı, iyo Maamulaha Isbitaalka Assoc. Prof. Dr. Mevlüt Karataş iyo shaqaalaha isbitaalka ayaa ka soo qeyb galay.

           Hadal jeedin  ka dib waxa abaal-marino lagu guddoonsiiyey qaar kamid ah hawl-wadeennada ka hawl-gala qaybaha kala duwan ee İsbitaalka.