BOOQASHADA WASIIRKA CAAFIMAADKA SOOMAALIYA
17.12.2023

Maamulka Isbitaalka ayaa xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haci Adan. Maamulaha Isbitaalka, Assoc. Prof. Dr. Mevlüt Karataş ayaa uga warbixiyey Wasiirka Howlaha uu qabto İsbitaalkeena Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho Soomaaliya Türkiye.Sidoo kalena ku casumey "Simposium Trauma" oo uu Isbitaalkeenu qaban doono bisha Oktoobar.

386561149_368060898884835_6873989889927653359_n.jpg