Tababar loo qabtay kalkaaliyaasha qeybta Daryeelka Gaarka ah (ICU).
23.09.2024

Tababar loo qabtay kalkaaliyaasha qeybta Daryeelka Gaarka ah (ICU).

 

Waxaa lasoo gabagabeeyay tababar loo qabtay kalkaaliyaasha qeybta Daryeelka

Gaarka ah (ICU) kaas oo ujeedkiisu ahaa sare u qaadida iyo hufnaanta adeega bukaanada ay ka helaan ICU’da.

 

Maamulka Isbitaalka oo shahaadooyin gudoonsiiyay kalkaaliyayaasha caafimaad ee ka shaqeeya qeybtaas ayaa xusay muhiimada uu leeyahay tababarkaan waxa uuna sheegay in lasii wadidoono tababarada noocan oo kale ah.

 

Waxaan u hambalyeeyneeynaa dhammaan kalkaaliyayaashii ka qaybgalay tababarka waxaana u rajeeyneeynaa guul.


2

1

4

3

4

3

2

1