Agaasime Mohamed Hussein Ashraf oo ku guulaystay Agaasimaha Ugu Wanaagsan ee Isbitaalada Soomaaliya 2024 (BEST HOSPITAL DIRECTOR).
12.10.2024


Dhamaan bahda Isbitaalka Mogadishu Somali_Türkye Recep Teyyip Erdoğan  waxaan hambalyada la qeybsaneenaa Agaasime Mohamed Hussein Ashraf oo ku guulaystay Agaasimaha Ugu Wanaagsan ee Isbitaalada Soomaaliya 2024 (BEST HOSPITAL DIRECTOR).

Bahda İsbitaalka iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran İsbitaalka waxay ku faraxsanyihiin shaqada hawlkarnimo iyo dadaalka uu ugalay u adeegida bulshada Soomaaliyeed.

 

HAMBALYO HAMBALYO

#SOHA2024 #AgaasimahaCisbitaalka


7

6

2

3

1

4