Imtaxaan lagu qiimeeynaayo heerka luuqada turkiga dhaqaatiirta diyaarineyso Takhasuska ee ka shaqeeya isbitaalka ayaa la qabtay. Si loo hormariyo heerka luuqada ee dhaqaatiirta heerkoodu yahay A1,A2 ayaa waxaa Macalinka ka howlgala jaamacada Culuumta caafimaadka laguna magacaabo Furkan GÜLEÇ wuxuu u bilaabay dhaqaatiirta barista luuqada Turkiga.