Si loo dhiiragaliyo shaqada shaqaalaha ka shaqeeya isbitaalka “shaqaalihii ugu fiicanaa bilaha Janaayo iyo Febraayo” ayaa hadiyado ka gudoomeen maamulka isbitaalka.