Habeenka Micraajka dartiis waxaa bukaanada ku jira isbitaalka iyo shaqaalaha heeganka ah loo qeybiyay macmacaan qaas ah oo kamid ah macmacaanada dhaqanka Turkiga laguna magacaabo Aşure oo ay diyaariyeen cunto kariyayaasha kala ah Mehmet KIZMAZ iyo Cemil KABADAYI.