Waxaa booska ku xigeenka madaxa adeegyada caafimaadka ee isbitaalka loo magacaabay mudane Kasim Shuaib Hassan. Maalintii uu shaqada bilaabay isaga iyo Madaxa Adeegyada caafimaadka Hulya ÖZMEN waxay la kulmeen dhammaan kalkaaliyayaasha Turkida iyo Soomaalidaba, waxayna kawada hadleen qaabka howlaha horyaala loo dardar galin lahaa.