DABAALDEGA 23 APRİL MAALİNTA MADAXBANAANİDA İYO CARUURTA.
25.04.2019

Ayadoo la sharfaayo aasaaska golaha Shacabka Turkiga 23 April 1920, ayuu Aasaasihii Jamhuuriyada Turkiga Mustafa Kemal Atatürk wuxuu 23 April u hadiyeeyay inay noqoto maalinta caruurta aduunka. Sanadkasta waxaa loo dabaal dagaa 23 April maalinta caruurta aduunka. İsbitaalka Tababarada iyo Cilmi Baarista Recep Tayyip Erdoğan ee Muqdisho Soomaaliya Turkiga ayaa sanadkaan si weyn loogu dabaaldagay Maalinta caruurta aduunka.

Afarta gees ee isbitaalka waxaa lagu xardhay calamada Turkiga iyo Soomaaliya.Maamulaha isbitaalka Assoc.Prof.Dr. İsmayil YILMAZ ayaa ka hadlay muhiimadda iyo macnaha maalinta caruurta aduunka. Qudbada maamulaha kadib madadaalo ayaa loo sameeyay caruurta. Sidoo kale waxaa loo qeybiyay macmacaan ay diyaariyeen shaqaalaha isbitaalka kadib caruurta waxaa la siiyay hadiyado qurux badan.

  • N (1).jpeg
  • N (10).jpeg
  • N (11).jpeg
  • N (13).jpeg
  • N (14).jpeg
  • N (15).jpeg
  • N (16).jpeg
  • N (17).jpeg
  • N (18).jpeg
  • N (19).jpeg
  • N (2).jpeg
  • N (20).jpeg
  • N (21).jpeg
  • N (22).jpeg
  • N (23).jpeg
  • N (24).jpeg
  • N (25).jpeg
  • N (26).jpeg
  • N (3).jpeg
  • N (4).jpeg
  • N (5).jpeg
  • N (6).jpeg
  • N (7).jpeg
  • N (8).jpeg
  • N (9).jpeg